Nasiib badanaa R/Wasaare Cumar C/Rashid: Badda Soomaaliya

imageFriday October 30, 2015 – Akhristow inta aanan u guda gelin qoraalkeyga iyo nuxurka uu xambaarsan yahay cinwaankiisuba bal aan wax yar ka hormariyo ujeeddada igu kalliftay inaan idinla wadaago qoraalkan iyo dareenkeyga gaarka ah ee ku aaddan badda Soomaaliyeed ee damaaacigu ka galay dawladda Kenya.

Sidaad la socotaanba dooddan ku saaabsan xuduudaha badda Soomaaliyeed waxey soo bilaabatay markii wasiir ka tirsan dawladdii ku meel gaarka ahayd ee ra’iisul wasaare Cumar C/Rashid uu heshiis is-af-garad ah la soo saxiixday dawladda Kenya bishii April 7, 2008. Heshiiskaas oo markii dambe waxba kama jiraan ay ku tilmaantay Qaramda Midoobay (UN) maadaama uu baarlamaanka Soomaliyeed uu hor istaagay sharcinamadiisa.

Iyadoo aqoonteyda gaaban ee cilmiga badaha iyo sharciyadoodaba ay i xakamayneyso ayaan waxaan ka mid ahaa aqoonyahannada iyo wax garadka Soomaaliyeed ee isku dayey inay fikirkooda ku biiriyaan doodda badda Soomaaliyeed. Waxaan ka mid ahaa dadka aaminsan in dawladda lagu taageero sidii ay u difaaci lahayd xuduudda badda iyadoo kaashanaysa dadka khibradda iyo aqoonta u leh cilmiga iyo xeerarka lagu maamulo badda iyo soohdimaheeda. Waxaan dhiirri gelinayey in aan la siyaasadayn murankan la gashey xuduudda badda ee waqti iyo hantiba la gesho sidii loo sharciyayn lahaa qalfoofka badda isla markaasna loo sugi lahaa xadkeennii horey noogu xardhanaa. Waxaan intii aqoontayda iyo dadaadlkeyguba ii saamaxeen isku dayey bal inaan wax ka ogaado waxa aasaaska u ah murankan iyo meelaha nalaka soo galayba taasoo ii suurto gelisay inaan la xiriiro mid ka mid ah khubarada Norway ee ku lug lahaa arrimaha xadaynta badda. Ka dibna dhowr qoraal ayaan kaga qayb qaatay dooddii socotay anigoo badanaaba taageersanaa mawqifka dawladda ee ahaa in aan laga fursanayn in dawladda Kenya lala gartamo si loo xalliyo muranka xudduudda badda. Waa kuwan labo ka mid ah qoraalladii aan dooddaas kaga qayb qaatay. Continue reading

C/weli Gaas Dalka ayuu Gadanayaa !

image

SHIB ISKA DHEH. CEEB ALLAH ASTURO.

imageC/weli Gaas Dalka ayuu Gadanayaa !

C/weli gaas oo ka yimid dalka USA waxuu garan la yahay waxaa uu ku soo arkay USA in uu ka dhaqangeliyo Puntland ama Somalia,waxuu soo arkay in USA aay ku nool yihiin qowmiyado badan oo ka kala yimid aduunka intiisa kale sida Yurub,Afrika iyo Asia ilaa iyo Shiinaha hadana dadkaasi waxaa kawada dhaxeeya nidaamka federaalka USA waxaa xukuma xeerer iyo nidaam loo dejiyay goor hore,waxuu ku noolaa C/weli Gaas USA muddo badan ,rajaan ka qabay markii uu Madaxweeye ka noqoday Puntland oo waxaan is lahaa waxuu sameeyndoonaa cadaalo la mid ah mida USA balse waxuu noqoday nin qabyaalada aay ku weeyn tahay oo aan ogoleen Somalinimada ,waxuu bilaabay in uu jufada uu yahay meelwalba geeyo ilaa Caluula ,waxuu la heshiiyay shirkado kaluunka ka gurta xeebaha Puntland ( Heshiiska waxaa lagu gaaray Jabuuti ) waxuu damaciisa gaaray in uu ciidamadii Puntland xaqooda duudsiyo,waxaa uu xirriir dhaw la sameeystay beelaha reer Qardho asaga oo xidid laha ,waa kuwa haysta PS iyo Sarison ,xukuumadii ugu danbeeysay waxaa uu xilka uga xayuubiyo weli nooma uusan sheegin ujeedkana waxaa uu ahaa in xilalka ugu muhiimsan uu siiyo rag qaasa sida wasiirka maaliyada oo uu u dhiibay C/aahi Sheekh oo la ogyahay in PS iyo Sarion awood ku haystaan,Diyana wiilkiisa oo xilka hayo PS waxaa ku xilga C/aahi Sheekh wiilkiisa ,cadaalo daradaa waxeey gaartay in degmowalbaa uu u magacaabo nin reerkiisa ah,gadoodka ciidamada waxaa keenay cadaalo daro,nin qurbaha ka yimid waxaa leeyslahaa waxbuu ka soo bartay USA waxaa xaqiiq ah in uu ka soo bartay in reerka uu yahay uun waxtaro,bada weeyn ee xaafuun kaluumeeystadii kaluunka ku nooleed waxuu ku dalbaday ciidamo shisheeye.
Waxaan la joogi waayay dhaawaca weeyn ee umada Puntland uu ku hayo,waxaan halkan ku soo lifaaqayaa warqadii uu u qoray Kenya iyo ujeedka uu ka lahaa,war dalkii waa la gatay fadalan caadifada aan joojino oo aan iska qabano kuwa dalka gadanya,Magaceeyga waa C/dullahi Cali Samatar degan USA aqoon u leh C/weli iyo damaca ku jira.
Weli@hotmail.com Hoos ka aqri waxa uu qoray.Waxaan rajeeynayaa in Goáankii ka soo baxay Puntland Jubaland iyo Cumar C/rashiid oo ahaa 4 Qodob waxaa laga dhadhansan karaa in hamigii iyo diidmadii dowlada dhexe in lala shaqeeyaa lagu canaantay UN ka iyo USA ay u digeen C/weli gaas iyo inta ku fikirka ahi haddii kale waa nin USA ah xabsi ayuu mudan

Puntland :Shalay weey Orad xumeed maanta weey aragti xuntahay‏

imagePolitics Somalia -?‏Ninka magaca Soomaliyeed, midabbada u yeelay,Waa nimaan minhaaj iyo ku dhalan, meher xalaaleed,Oo aan mufti iyo hooyadii, macallin loo geyn, mugdi uu islaantii ku galay, muudal gudayaa, Mujrimyada munaafaqa fakaday, midigta siinaaya, Maqanaha iyo joogaha ra’yiga, meel ka wada Qaata,Oo aragtidooduna mid tahay, kalana meeraysta, Mataanaha habeenkii u shira, murugada Soomaali, Haddaad mooddey inan moognahoo, marayo baaqiinnu, Marti kibirtey waa ba’an tahay, iyo magan carootaaye, Isa soo mutuxa waa waxaa, naga macaashtaane.
C/raage Raage 1978 Continue reading

“L’analfabeta politico” | Xisbiga Xuriyadda |Moment Research & Consultancy

Moment Research & Consultancy Ibrahim H. Abukar, founder and president of the Xisbiga Xuriyadda ( The People Of Freedom )

Moment Research & Consultancy
Ibrahim H. Abukar, founder and president of the Xisbiga Xuriyadda ( The People Of Freedom )

June 01 2015

“L’analfabeta politico”

Il peggiore analfabeta

è l’analfabeta politico.

Egli non sente, non parla,

nè s’importa degli avvenimenti politici.

Egli non sa che il costo della vita,

il prezzo dei fagioli, del pesce, della farina,

dell’affitto, delle scarpe e delle medicine

dipendono dalle decisioni politiche.

L’analfabeta politico è così somaro

che si vanta e si gonfia il petto

dicendo che odia la politica.

Non sa l’imbecille che dalla sua

ignoranza politica nasce la prostituta,

il bambino abbandonato,

l’assaltante, il peggiore di tutti i banditi,

che è il politico imbroglione,

il mafioso corrotto,

il lacchè delle imprese nazionali e multinazionali.

The Need for Fair Water-Sharing & Management between Somalia and Ethiopia

imagePolitics Somalia – Water is said to hit humans at a profoundly different level than other resources. Water experts argue that people are willing to do horrible things to each other, but they do not willingly turn off each other’s water. Water knows no political boundaries. Water, unlike land, is hard to “capture”, it flows and countries have a lot of reasons for cooperating over water that flows between nations. Somalia’s Juba and Shabelle Rivers are the only perennial and trans-boundary Rivers in the country but two-thirds of the river basins are located outside Somalia, mostly in Ethiopia. However, there are no agreements and tentative arrangements between the two countries on the utilisation of the Jubba and Shabelle rivers. The aim of this piece to encourage the two countries initiate joint project to create sufficient institutional capacity (e.g., treaties) to enhance the hydro-resilience or their ability to absorb change without negative consequences. Water cooperation normally forges people-to-people or expert to expert and as a peacemaking strategy it can create shared regional identities and institutionalise cooperation on issues larger than water.

Continue reading

Hergelinta nidaamka Federaalka

Horgelinta nidaamka Federaalka

Fashilka Federaalka Reer Mudug Horgelinta nidaamka Federaalka

Fashilka Federaalka Reer Mudug – Horgelinta nidaamka Federaalka ee Somaliya waxuu noqday mid dhicis ah balse aad mooddo in weli rajo laga qabo in uu hirgalo,xukuumda federaalka waxaa laga sugayay shaqo xoog leh si uu uga u miro dhaliyo hergelinta nidaamka federaalka,hadaba maxaa hortaagan in uu hirgelo federaalka ???

Xukuumada federaalka uu maaxweeynaha ka yahay Prof.Xassan Sheekh waxaa laga sugayay arimaha soo socda balse waxaad mooda in weli ayan fari ka qodneeyn hirgelintooda laguna soo af-jari Karin 2016 hiigsiga cusub. Continue reading

Mogadishu City Report Card: The Good, the Bad and the Ugly

The Good, the Bad and the Ugly

The Good, the Bad and the Ugly

Friday, March 27, 2015 – Xisbiga Xuriyadda | Politcs Somalia |A few days ago I paid an impromptu visit to Mogadishu and I was determined to get a good-feel about the old city and how it was faring lately after three years of relative peace. I was not the least disappointed for the first time in decades – much rather rejoiced. My initial skepticism of the city’s recent evolution was immediately affronted by the immense transformation achieved over the past few years. I was captivated by the aura of the entire city that was priming with new vitality and renaissance like recovery of its old charm, unlike my last visit in 2011, when I felt visiting a city hit with strong earthquake. Mogadishu no longer looks like a downtrodden city from the Middle Ages, but rather a vibrant city with so much potential and captivating charm that takes hold of you and never wants to let you go. Despite all this, the city has still miles to claim of its old nickname as Pearl of the Indian Ocean; nevertheless, the road to a remarkable recovery is well underway and there’s no turning back. Thus, there’s every reason to believe that Mogadishu’s worst days are behind her and the future is as clear as its blue sky.
Continue reading

Xukun xiiso aan u qabo uma soo laabane, xilka baan iska ridayaa!

image

Xukun xiiso aan u qabo uma soo laabane, xilka baan iska ridayaa!

PenSomalia – Guuleed waa gaban aan Garaabada afka ka qaadin habeen iyo maalin. Wuxuu ku koray agoonnimo. Aabbihii wuxuu ku geeriyooday dagaalladii sokeeye, oo xabbad wiifto ah ayaa ku dhacday. Ma jecla inuu dalka ka tago, oo wuxuu aad ula yaabaa dhallinta uu dhoofku ku waasheen.

WALI ma ahan iyo WADAAD, haddana, intaa waa riyoodaa, oo indhaha hadduu is galiyo, wax un baa u muuqda. Inta badan haba u badnaadeen xanuun iyo xumaane, haddana, mararka qaar ayuu wanaag iyo same arkaa, oo nolosha ayaa labadaa u dhaxaysa.

Maalintii ugu farxadda badneed, waa maalinta isagoo canku u taqsiiman yahay, uu ka maqlay cod baayihe Masjid, uu agtiisa marayey wadaad leh:

“RIYADU waa WAXYIGA qayb ka mid ah!”. Af labadii ayuu dhawaaqay, oo yiri:

“Inaan NABI noqdo ayaan ku sigtay!” Isagoo ka raadraacaya in Nebiga keliya loo waxyoodo. Misna wuxuu yiri:

“Mise, hadda ayaanba ahay, waanan is ogayane” isagoo ku cabbiraya riyooyinikiisa faraha badan. Isagoo is qancinaya ayuu sii raacshay: Continue reading